Hooyo ku nool Shiinaha oo ku dhaqaaqday fal soo jiitay dareenka Malaayiin qof

Hooyo ku nool dalka Shiinaha ayaa soo jiidatay dareenka malaayiin qof, kadib markii ay suuqa timid, kadibna suratay boor ay ku qorantahay in ay iibinayso caanadaha naaskeeda. Haweenaydan oo uu ninkeeda la socday, ilmo yarna sinta ku heysatay ayaa sheegtay in mid ka mid ah ilmaheeda oo mataano ah ay jirto isbitaalka, aadna u xanuunsantahay, … Continue reading Hooyo ku nool Shiinaha oo ku dhaqaaqday fal soo jiitay dareenka Malaayiin qof